Dawlada Kenya Oo La Sheegay Inay Diblomaasi Khabiir Ah U Soo Magacaabayso Somaliland.
July 11, 2020 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Mr.Rashiid Cabdi Oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed oo u dhashay Dalka Kenya ayaa sheegay in Dawladda Kenya Xafiiska ka furanayso Hargeysa Madax uga dhigayso Mid ka mid ah Diblumaasiyiinta Khuburada ah ee Kenya.