berberatoday.com
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Magacaabay Komishanka Tamarta Ka Shaqeyn Doona Uu Gudoomiye Uyahay Siyaasi Axmed Faarax Caddare
July 11, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mud. Muuse Biixi Cabdi ayaa 7xubnood umagacaabay Komiishanka Tamarta  Somaliland, kaasi oo wasaarada  macdanta iyo Tamarta ka madaxbanaanaynaya maamulka korontada Somaliland.

Sidoo kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa  Komishanka Tamarta. oo ka kooban 7 xubnood  guddoomiye uga dhigay Axmed Faarax Cadare. Wasiirkii hore ee cadaalada xukuumadii axmed siilaanyo

Xubnaha kale ayaa kala ah:

Axmed Faarax Cadare Gudoomiye

Cabdirisaaq Maxamed Cumar – Guddoomiye kuxigeen

Liibaan Maxamuud Axmed – Xubin

Khadar Cabdi Khayre – Xubin

Ubax Maxamed Maxamuud – Xubin

Cabdirisaaq Maxamud Cali – Xubin

Yuusuf Jaamac Cali – Xubin

Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow), ayaa ah Agaasimaha Guud ee komishankan.

Magacaabista komishanka tamarta Somaliland ee madaxwaye biixi magacaabay ayaa khilaafsan xeer korontada Somaliland ee dhawaan golaha wakiiladu ansixiyeen oo qeexaya qaabka loo looso xulayo komishankan iyo meelaha ay ka kala imanayaan.

Majirto wareegto rasmi oo faah faahinaysa sharciga uu madaxwaynuhu uxuskaday magacaabiska komishanka korontada Somaliland

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews