berberatoday.com
”Xukuumadda Maanta Joogtaa, 4 Jeer Ayay Cashuurtii Kordhisay..”Sheekh Adaan-siiro”Daawo Muuqal
July 11, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) Oo Kamid Culimada Waawayn Ee Somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay cashuuro xaddhaaf ah oo xukuumada madaxwayne biixi intii ay xilka haysay bulshada kusoo rogtay xili xaaladooda nololeed iyo duruufaha lagu jiraa adag yihiin.

Sidoo kale sheikh Aadan ayaa Xukuumada ugu baaqay in ay bulshada unaxariisato kana dayso cashuuraha xad dhaafka ah ee ay ka qaadayso isagoo xusay iyo sidii Rasuulka NNKH Iyo asaxaabadii ugu naxariisan jireen dadka jilicsan oo wakhtiyada adag lagaba dayn jiray cashuurta.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews