berberatoday.com
Ciidamada Sida Gaarka Ah Utoobabaran Ee Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gacan Ku Dhiigle Dil Hore Uga Geystay Deegaanka Fadhi Gaab
July 13, 2020 - Written by Berbera Today

Sanaag(Berberatoday.com)-Ciidamada ammaanka Somaliland, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah utoobabaran ayaa maanta howl-gal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabteen nin hubeysan oo dhowaan dil ka geystay deegaanka Fadhi-Gaab oo ka tirsan Gobolka Sanaag.

Ciidamada ayaa ninkaasi oo si aad loo doon-doonayey maalmihii u dambeeyey ku xidhay xabsi ku yaalla degmada Ceel-Afweyn ee gobolkaasi.

Dilka uu geystay ninka gacanta lagu dhigay ayaa sababay xiisad colaadeed oo u dhexeyso labo beelood oo maalmahan ka taagneyd halkaasi.

Sidoo kale waxaa Ceel-Afweyn haatan ka socda dadaallo nabadeed oo la doonayo in lagu qaboojiyo dagaal beeleedyada iyo xiisadaha ka taagan gobolka Sanaag.

Dhowan ayey aheyd markii ay Somaliland ciidamo dheeraad ah ay dhigtay gobolkaasi, kuwaas oo loogu tala-galay inay kala dhex-galaan maleeshiyaadka dagaalamaya

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews