berberatoday.com
“Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Waa Ninka Ugu Dhaw Inuu Ku Guulaysto Jagada Madaxwaynaha Hadii November 2022ka Ay Doorashadu Qabsoonto. Xaq Baanu Uleeyahay”Mujaahid Cali Guray
July 13, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cali Guray oo kamid siyaasiyiinta Somaliland ee Faaleeya siyaasada ayaa sheegay in Gudoomiyaha Xisbiga Waddani hayo jidkii uu kursiga Madaxweynaha ee dalka usareeya ku hanan lahaa isaga oo sheegay inuu xaqna uleeyahay inuu kursigaas ku fadhiisto hadiiba doorashada madaxtooyadu dalka ka qabsoonto November 2022, Waxaanu sidaas ku sheegay Mujaahid Cali guray qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebooka waxaanu qoraalkaasi udhignaa Sidan”

“Guddoomiyaha WADDANI waxan filayaa in uu garanayo waxa uu doonayo. Waa ninka ugu dhaw in uu ku guulaysto jagada Madaxwaynaha hadii November 2022ka ay doorashadu qabsoonto. Xaq buu u leeyahay dantiisuna way tahay in uu helo saaxad uu ku tartamo marka ay dhamaato muddo xileedka Madaxwayne Muse Biixi. Hadii aanu taa gorgortan ka gelayn hadda laab isku qaadashadooda waxan filayaa waxay ku egtahay doorashadan 2020.

Ololihii doorashada taageerayaasha Muuse Biixi ee aniguba aan ka midka ahaa waxanu dhaliil uga dhigi jirnay “ waar ninkan dhegta wax loo saarayaa waxba hogaamin kari maayo”. Maanta ayaanu leenahay “ILAAHAYOW CAWO BADANAA DAD HELAY MADAXWAYNE DHEGTA WAX LOO SAARO OO CID UUN WAX KA DHEGAYSTA”. Markaa ha la yaabina aniga iyo inta ila midka ah waa tii la yidhi: Nin Ambaday Halkuu Aaday Way Ula Ekoonaataye.

 

 

 

Mujaahid Cali Yuusuf(Cali Guray)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews