berberatoday.com
“Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Faysal Ali Waraabe Doorasho Diyaar Uma Aha Dalkana Wanaagiisa Dan Kama Leh, Markii Uu Laba Jeer Tartan Doorasho Galay Ee La Dooran Waayay Waxa Uu Ciil Iyo Calool Xumo U Qaaday Shacabka Somaliland”Gudoomiyaha Ucid Ee Dalka France Maxamed Axmed Muuse
July 13, 2020 - Written by Berbera Today

UCID-FRANCE:

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Mudane Faysal Ali Waraabe doorasho diyaar uma aha dalkana wanaagiisa Dan kama leh, markii uu laba jeer tartan doorasho galay ee la dooran waayay waxa uu ciil iyo calool xumo u qaaday shacabka Somaliland isaga oo qaarna caaya qaarna xisbiga kula ficiltama!
Bal hala waydiiyo shirkii golaha dhexe ergooyinkii ka soo qayb galay meeye goormaana kuugu dambaysay?

Gudoomiyuhu ma rabo in cid tayo oo mabaadii siyaasiya lihi soo baxdo, lkn waxa uu rabaa in qof lacag haysta oo markaa hawshaa taagan dhaqaajiya in uu soo galo xisbiga marka dhaqaalaha yar laga qaadana isna danahiisa ku gaadho markaa suuqa la kala galo.

Xisbiga ucid xildhibaanada iska soo sharixi doonaa waxay u badan yihiin xisbiga talada haya ee kulmiye oo inta ay kursiga uun ku soo galaan salaan iyo jaranjaro ka dhigta ay talada dalka iyo baarlamanka ku soo galaan, sidii horeba u dhacday!

Gudoomiyaha xisbigu waxa uu ka horyimi oo been ka sheegay mabaadiidii xisbiga ( CADAALAD iyo DARYEEL ) xisbigiina wuu hagaasiyay!
Hadii aan xisbiga dhexdiisa cadaaladi ka jirin dalka cadaalad ma gaadhsiin karo.

Markaa waxaan u soo jeedinayaa xisbiga in aynu iska bedelno gudoomiyaha xisbiga oo doorano hogaan cusub oo dalka hogaankiisa ku guulaysan kara marxaladan adagna dalka ka saari kara mar hadii gudoomiyaheenii ku fashilmay hogaamintii xisbiga iyo siyaasadii guud ee dalka.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka France

Maxamed Axmed Muuse

To be continue:

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews