berberatoday.com
Sirta Guusha Siyaasigu Waa Aqoonta iyo Go’aanka. Qalinkii Siyaasi Abdirahman Hassan Ali
July 13, 2020 - Written by Berbera Today

Sirta Guusha Siyaasigu Waa Aqoonta iyo Go’aanka. Qalinkii Siyaasi Abdirahman hassan Ali

Waa siyaasi Aqoon-diimeed iyo mid maadi ka dhisan, waa aftahan, waana doodyahan, waa haldoor firfircoon, waxaanu tusaale u yahaay dhalinyarada Somaliland ee maanta. Waa Curiye ku guulaysatay hoggamintii shalay waana halyeey aragti dheer.
Waxaa lagu xasuusta intuu u ahaa mudane Xasan Yaasin Hirad safiirka somaliland ee imaraadka, mudadii uu joogay waxa uu ku guulaystay,
1.isku xidhkii shacabka somaliland iyo kuwii Imaraadka.
2. heshiisyadii qabyada ahaa ee DPW iyo Somaliland oo u dhameestiraay wakhtigii u joogay Ambossor Hassan Imaraadka waxaaynu ognaahay in Xidhiidhkii Imaraadka Iyo Somaliland gaadhay heerkii ugu sareeyaay.
Ambossor hassan Yaasin Hirad waxuu hadh iyo habeen ku howlyahan sidii Somaliland aqoonsi buuxa ugu heli laheed Beesha Caalamka 
waxuu si Aqooni ku jirto u iibgeeya qaraniimada somaliland.
bulshada somaliland ma maamusaan Haldoorkooda intuu nolyahay xidiggaan ka soo mudhay dhaliyarada Somaliland waxuu mudan yahay milgo iyo maamuus  dhalinyaradu waa laf-dhabarta bulsho kasta Hoggamiye Hassan waa nin dhalinyaro ah waa inuu ka helaa dhalinyarada somaliland dhirigalin iyo garab istaag,
Waa bilahi Tawfiiq.
Qore
Abdirahman Hassan Ali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews