berberatoday.com
“Safiirka La Leeyahay Ethiopia Ayaa Somaliland Usoo Magacawday Ee Haddana Xilka Qaranka Uhayay Somaliland Anigu Waan Yara Fahmiwaayay”Ex Gudoomiye Mustafe Cabdi Ciise Shiine
August 5, 2020 - Written by admin

Safiirka la lee yahay Ethiopia ayaa Somaliland u soo magacawday ee haddana u hayay xil qaranka Somaliland u muhiim ahaa oo ah Maamule-xigeenka Jaamacada Qaranka ee Hargeysa, ma dhabaa?.

Anigu waan yara fahmi waayay ninkan Somaliland xilka ka haya ee haddana ay reer Somaliland ugu hambalyeynayaan in uu dal kale inoo soo magacawday.

Hadday jirto micnuhu saw noqon maayo in lagu abaal mariyay hawlo uu dalka Ethiopia uga hayay Somaliland oo uu guul ka gaadhay, dabadeedna looga maarmi waayay inuu halkiisa ka sii wado.?

Aniga waxay ila tahay in aanay Somaliland aqbalin safiirnimada ninkan hadday jirto, haddii aan loo hayn sabab kale oo inagu qasbaysa.

Qarankani wuxuu u baahan yahay in hoos loo eego, loona dhugyeesho in aynaan cidla joogin oo dunidu dano inaga lee dahayna la ogaado.

 

Mustafe Cabdi Ciise Shiine

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews