berberatoday.com
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qaraxii Xalay Ka Dhacay Beyruut
August 5, 2020 - Written by admin

Beirut(Berberatoday.com)-Shaqaalaha gurmadka ee ku sugan caasimadda Lubnaan ee Beyruut ayaa raadinaya dad laga cabsi qabo inay ku hoos jiraan dhismayaasha burburay kaddib qaraxii weynaa ee gilgilay halkaas.

Ha’yadda Laanqeyrta Cas ee Lubnaan ayaa sheegtay in ka badan 100 qof ay ku dhinteen qaraxa halka badhasaabka caasimadda uu sheegay inay maqan yihiin dad ka badan boqol qof.

Wasaraadda arimaha gudaha ayaa sheegtay in maaddada ammonium nitrate ee sida weyn u qaraxda lagu keydiyay makhaasiin ku yaal dekadda taasina ay sababtay qaraxan.

Qaraxa waxaa ku dhaawacmay 4000 qof.

Ra’iisul wasaaraha Lubnaan Michel Cawn wuxuu sheegay in dhacdadan aan la aqbali karin isla markaana wuxuu ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroordiiq ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews