berberatoday.com
Qaramada Midoobay Oo Dowladda Somaliya Ka Codsatay In Dib Loo Celiyo Sharciga Dambiyada Galmada
August 11, 2020 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Xuquuqda Aadanaha Michelle Bachelet ayaa dhalleeceysay sharciga horyaala baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsan dambiyada galmada.

Michelle Bachelet waxay sharcigan ku tilmaamtay inuu horseedayo guurka caruurta, guurka qasabka ah iyo dhaqamada kale ee naxdinta leh, waxayna ku baaqday in laga hortago inuu sharci noqdo.

Waxay sheegtay inuu jiro sharci la ansaxiyay 2018 xukuumadii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre, kaasoo baarlamaanka horyaalay muddo labo sano ah, in kasta oo aqalka hoose uu soo saaray qodobo dhowr ah oo wax ka badal lagu sameeyay oo laga dooday.

Michelle Bachelet waxay ugu yeedhay mas’uuliyiinta Soomaaliya inay dhakhso u qaataan sharcigaas la ansixiyay 2018 oo helay taageerada loo dhan yahay ee Dowladda.

Qaramada Midoobay waxay weydiisatay dowlada inay dib u soo celiso sharciga dambiyada galmada ee horyaala barlamaanka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews