berberatoday.com
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalka Afraad Ee Dugsiga Sare.
August 11, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Waxbarshada Iyo Tacliinta sare ee jsl  ayaa maanta si rasmi ah ushaaciyay xaniijada imtixaanka shahaadiga ee fasalada afraad ee jsl.

Gudoomiyaha Daa’uud Axmed Faarax guddoomiyaha gudida imtixaanaadka qaranka ayaa si rasmiya u shaaciyay natiijada imtixaanadka shahaadiga ah ee fasalada afraad ee dugsiga sare waxaanu sheegay in aanay sanadkan jirin wax arday ah oo imtixaanka ka dhacay iyada oo ardayda ugu sareeyay kaalamaha waxbarashada ay galeen gobolada Togdheer, Awdal iyo Saaxil.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Abokor Maxamed, ayaa ka hadlay dedaalka ay wasaaradu ugu jirto tayaynta waxbarashada qaranka.

Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil C/laahi Axmed, ayaa wasaaradda waxbarashada Somaliland ku taageeray tiro koobka iyo hubinta macalimiinta wax ka dhiga Somaliland.

wasiirka wasaaradda waxbarshada iyo Sayniska Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa sheegay in wasaaraddu hubisay oo tiro koob ku samaysay deegaanada u baahan goobo wax barasho wakhtiga dhawna ay bilaabi doonaan sida ay u kala mudanyihiin.

Dhanka kale Imtixaankan ayaa imtixaanadii hore kaga duwan in ardaydii u fadhiistay imtixaanka aanay jirin cid dhacday

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews