berberatoday.com
Dhexdhexaadin Laga Dhex Weyday Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Wasiir Saajin Oo Lagu Guuldareystay Iyo Saylici Oo Meel Adag Istaagay
September 17, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararkii ugu dambeeyay Khilaafka ka aloosan Kulmiye ayaa sheegaya in hadda ay arintu iskugu soo biyo shubatay Booska Kursiga Ku xigeenka 4-Aad ee Kulmiye ee uu hadda ku fadhiyo Saylici kaasi oo Muran xoogleh iyo hirdan Culusi ku dhex marayo Madaxweyne Xigeen Saylici iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamud Xasan Sacad Saajin.
Wararka ayaa sheegaya in Ergo uu ka mid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin Axmed ay isku dayeen inay Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Saylici ku qanciyaan inuu ogolaado tartan iyo inuu go’aan la sheegay inuu qaato ka noqdo ayaa sheeegaya in Wasiiradaasi ku hungoobeen islamarkaana uu Saylici ka diiday in Kursigiisa oo qudha lagu tartamo, waxaanay arintii noqotay inuu shalay afka furto Wasiir Saajin wax bandanna daaha ka rogo iyo in khilaafkii isaga iyo Saylici u dhexeeyay loo taag waayay, islamarkaana uu Saylici taagan yahay inaan lagula tartami Karin Kursigaasi haddii kale aanu shirkaba ka qayb galayn.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews