berberatoday.com
Hay’adda Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay Oo Wax Laga Argagaxo Ku Tilmaamtay Kufsiyadii Ka Dhacay Soomaaliya.
September 17, 2020 - Written by admin

New York(Berberatoday.com)-Hay’adda Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay Ee Human Ritgh Watch Ayaa Warbixin Ay Ugudbisay Golaha Amaanka Waxay wax laga Argagaxo Ku Tilmaamtay Kororka Tacaddiyada Kufsiga Ee ka Socda Soomaaliya.

Warbixinta Waxaa Lagu Sheegay in kufsiyo aan kala sooc lahayn loo geystay haweenka, gabadha iyo wiilasha yaryarka ah.

Human Rights watch ayaa ugu baaqday masuuliyiinta Soomaaliya inay si dhakhso leh u ansixiyaan sharciga Dembiyada Jinsiga ee ay ansixiyeen Golaha Wasiiradu muddo laba sano ka hor.

Hay’adda xuquuqul insaanka, ayaa dhiirrigalisay go’aanka magacaabista dacwad ooge khaas ah oo baadhitaan ku sameeya dilalka saxafiyiinta.

“Waa lagama maarmaan in madaxda Soomaalidu ay garwaaqsadaan oo ay ilaaliyaan xuquuqda dadkooda ay u leeyihiin inay si xor ah u soo bandhigaan aragtidooda, iyo inay ka ilaaliyaan suxufiyiinta xadhiga sharci darro ah, dhibaateyn, cabsi gelin iyo weeraro jireed, oo ay ku jiraan dil,” ayaa lagu yidhi bayaanka Human Rights.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews