berberatoday.com
Dawlada Imaaraatka Oo Marti-qaad Deg-deg Ah, Usoo Dirtay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
September 19, 2020 - Written by admin
Dubai(Berberatoday.com)-Dawlada Imaaraat-ka Carabta, ayaa la sheegay in ay casuumad degdeg ah usoo dirtay Madaxweynaha Somaliland,
Si cad looma sheegin sababta dawlada UAE, casuumada degdega ah ugu soo dirtay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,
Dadka siyaasada ka faallooda, waxa ay sheegayaan in mugdi soo galay xidhiidhkii iyo wada shaqayntii ka dhaxaysay labada dhinac
Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa haatan ku sugan wadanka Imaaraat-ka Carabta, halkaas oo uu dhawaan socdaal ugu baxay
Xigashi Jamaal Gobonimo
Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews