berberatoday.com
Madasha Xisbiyada Siyaasadeed Ee Somaliya Oo Dareen Celiyay Magacaabista Raysal-Wasaaraha.
September 19, 2020 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madasha Xisbsiyada siyaasadeed Ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay natiijadii kasoo baxday wada hadalkii dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo ugu dambayn heshiis looga gaadhay hannaanka doorashada soo socota.

War murtiyeed kasoo baxay ayaa lagu baaqay in si deg deg ah lagu magacaabo guddiyada doorashada heerarka kala duwan islamarkaana horey loo billaabo fulinta qodobada lagu heshiiyay, si looga baaqsado dib udhac loogana faa’idaysto waqtiga yar ee la hayso.

Madashu waxay sheegtay in heshiiskaan uu ka badbaadinayo dalka muddo korodhsi iyo kala tag

HALKAN KA AKHRI WAR MURTIYEEDKA XISBIYADA SIYAASADA SOMALIYA;

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews