Thailand”Beer Loo Dalxiis Tago Oo Haddii Aad Khashin Ku Tuurto Boostada Laguu Soo Dhigayo Khashinkaagii
September 19, 2020 - Written by admin
Bankok(Berberatoday.com)-Haddii aad wax ku tuurto beertan oo ku taalla Thailand, waxaa laga yaabaa inaad adiga uun dhib isku soo jiiddo.Waxaa laga yaabaa in gurigaaga loo soo diro, si lagu xusuusiyo in marka aad meelaha dabiiciga ah tagto, ay wanaagsan tahay inaadan khashin ku tuurin.