berberatoday.com
Maxkamada Gobolka Gabiley 7cisho Oo Rumaan Ah Ujartay Saraakiil Katirsan Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Arimo Musuq Maasuq Loo Soo Xidhay.
September 20, 2020 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Xafiiska Hantidhowraha Guud Ee Qaran Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Baadhitaano  Musuq  Maasuq ka Waday  Gobolada Dalka Ayaa Xabsiga Utaxaabtay  Saraakiil katirsan Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Laba Cisho ka Hor.

Maxkamada Gobolka Gabiley oo maanta la horkeenay Afar kamid ah Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Gabiley ayaa Udirtay 7cisho oo rumaan ah si Xafiiska Hanti Dhowraha Guud Usoo dhamays tiraan Eedaha Musuq  Maasuq Ee ay kusoo Oogayso.

Masuuliyiintan Maanta Maxkamadu Rumaanka U Jartay Ayaa Kala Ah Agaasimayaasha Waaxaha Maaliyada Iyo Arimaha Bulshada Dawlada Hoose Iyo Sido Kale Mushaar Bixiyaha Iyo Shidaal Bixiyaha Dawlada Hoose Ee Gabiley.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews