berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Looga Digay Qorshe Dawlada Shiinuhu Geed Sun Ah kaga Beerayso Mashruuca Wajaale!
September 20, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof, Ibraahim Maxamed Meecaad Oo Kamid Aqoonyahan Reer Somaliland Ee Degan Dalka Canada Ayaa Ka Digay In banka mashruuca wajaale lagu wareejiyo shirkad ajaanib ah taasi oo lga heeyahay dalka china oo wakhti xaadirkan siwayn uga soo horjeeda qadiyada madaxbanaanida Somaliland suurto galna ay tahay in qorshaha shirkadani wadaa uu yahay mid hawlo basaasnimo ah balse aanay usoconin wax soo saar,

shirkad Chinese ah oo xukuumada madaxwayne biixi doonayso in Ku wareejiso mashruuca banka wajaale  ay ku beerto Geed Sun kaasi Oo khatar ku ah dad iyo xoolaba,

Sidoo kale Prof Ibraahim Meecaad ayaa ka waramay taariikhta Mashruuca Banka Wajaale iyo sida ay ugu baahan yihiin Bulshada ku dhaqan Gobolka Gabiley oo aanay xukuumadu Xataa ka talo galinin waxyaabaha laga beerayo doorkii ay ku lahaayeen ka deegaan ahaan.

Dhanka kale  Prof Meecaad ayaa dhaliilay hanaanka wax beeris ee mashruuca wajaale Ee xukuumadu gacanta ku hayso islamarkaana ciidamad degani aanay kasoo saarin wax cuno ah oo dalka manaafacaad ule balse ay ay ciidamadu ku mameen iibinta caleenta iyo xoolaha dadka deegaanka oo ay xidh xidhaan dhibaatana ugaystaan.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews