berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin
September 28, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa Qasriga Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ku Qaabilay Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin oo 14 Bishan Sempter loo Caleema saaray Suldaanka Guud ee Beelaha Daga Gobolada Saaxil, Togdheer Iyo Maroodijeex ee Ciise Muuse kadib markii uu Alle ha unaxariistee Aabihii Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Dalka Isutaga Imaaraatka Carabta Ku geeriyooday isla 10 bisha September isla 14 bishaasna lagu aasay Hargeysa.

Waxa Ku Wehelinaayay kulanka Madaxweynaha Suldaanka Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, Suldaan Maxamud Axmed Sheekh Siyaasiyiin ay kamid yihiin Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Cabdalle Maxamed Carab iyo dad kaloo mudan ay kamid yihiin Wasiir Cabdillahi Abokor, Wasiir Sacad Cali Shire, Axmed Siciid Cige, Xaaji Cali Xoorxor iyo dad kaloo kamid haldoorka beelaha Subeer Awal.

Warka aanu helaya ayaa waxa uu sheegayaa in Kulankani daarnaa Salaan iyo is xogwareysi ay wada yeelanayeen Suldaanka Cusub ee Beelaha Ciise Muuse iyo Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi waxaana la sheegay in Madaxweyne Biixi Suldaanka Da,da yar kula dardaarmay inuu hawlihii dhaqanka ee aabihii sida hufan ee sharafta leh uhogaamin jiray uu uguto Xukumada ahaana ay kala shaqayn doonaan hawlahaas dhaqanka.

Sidoo kale Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldaan Cabdiraxmaan, Suldaan Maxamud Axmed Sheekh, Siyaasi Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Siyaasi Cabdale Maxamed Carab Sandheere iyo shaqsiyaad kaloo Madasha ka hadlay ayaa sheegay in Suldaan Cali Yahay Suldaan dhalainyaro ah oo la tijaabiyay kuna haboon inuu xilkaa uu aabihii ka dhaxlay hogaamiyo.

Kadib Kulankaas Madaxweynaha ayaa Beelaha Harti Waxay Munaasibad Qado sharaf ah ugu sameeyeen Hutel Maansoor Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Macsuumadaas oo ahayd tii ugu danbaysay ee Suldaanka loo Sameeyo Maadama Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin Maalinta arbacada udhoofiya dalka Imaaraatka Carabta uu daganyahay waxaana la sheegay inuu soo laaban doono una soo guurayo dalka si uu hawlaha uu u igmanyahayna ee dhaqanka dalka uga maamulo.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews