berberatoday.com
Wafti Ka Socda Somaliland Oo Gaadhay Dalka Uganda Iyo Ujeedada Safarkooda
October 20, 2020 - Written by admin

Kampala(Berberatoday.com)-Wafti Ka socda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Gaadhay Dalka  Uganda, Halkaasi Oo Ay Kaga Qayb Gali Doonaan Xafladda Furitaanka Warshad weyn oo  soo saari doonta  Sonkorta  Ayna Leedahay Ganacsade Aamina mooge oo Ah Maalqabeen Ka Soo Jeeda Somaliland ,Waxa ayna   La Kulmi Doonaan   Madaxda Dalkaasi inta ay ku jiraan safarkooda.

Waftiga ka socda Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxaa hogaaminaya Gudomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Sh. Cali  Ayaanle oo ay weheliyaan mudanayaal katirsan golaha wakiilada Somaliland

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews