berberatoday.com
“Waxaan Tobobarkoodii Udiyaar Garowga Ciyaaraha Goboladda Dalka La Qaatay, Xulka Gobolka Gabiley Oo Aan Sanadkan Taageero Weyn U Ahay”Barkhad Batuun,
October 20, 2020 - Written by admin

Barkhad Jaamac Batuun Booqday Xulka Gobolka Gabiley Oo Ku Guda Jira Tababarkoodii Udiyaar Garowga Koobka Gobolada Dalka!

Gabiley(Berberatoday.com)-Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Barkhad Jaamac Batuun ooo sanad taageero wayn u ah xulka Gobolka gabiley ee dhawaan ka qaybgalaya koobka gobolada dalka ayaa maanta booqasho ugu tagay ciyaartooyga gobolka gabiley oo ku guda jira tababarkoodi udiyaar garowga taranka ciyaaraha gobolada jsl.

Afhayeen Barkhad Oo la Qaatay tababarka oo uga socday Garoonka kubada cagta ee Mo Faarax ee magaalada gabiley ayaa qoraal uuu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga kaga waramay wax uu kusoo arkayxulka gobolka gabiley oo uu sanad ujareeyay in ay guulaystaan koobada gobollada

Wuxuna Udhignaa Sidan;

“Sannadkan Guushu Waa GOBOLKA GABILEY 💚

 Insha Allah”

Garoonka kubadda Cagta Ee Mo farah

Waxaan Tobobarkoodii Diyaar Garowga Ciyaaraha Goboladda Dalka Kula Qaatay Xulka kubadda Cagta Gobolka cagaaran ee Gabilay oo aan u ahay Taageeri weyn sannadkan.

Waxa Aan la kulmay Ciyaarhanno Diyaar garow weyni ka Muuqdo, edeb iyo akhlaaq ciyaareed leh, aqoon iyo xirfad Kubaddeedna u dheer tahay! Waxa ay dhammaantood  Ahaayeen Wiilal is maqal wanaagsan, is-xurmayn, walaalnimo, iyo wada-jir ciyaareed Muujiyey Muddadii Aan Ciyaarta kula jiray. Waxa ii muuqata in ay yihiin koox awood ciyaareed leh oo hanan kara koobka Insha Allah.

 

Waxa aanan ilaabi karin Macalinkooda iyo maamulkooda oo ah rag taariikh ciyaareed iyo tacab kubaddeed ku leh dalka ciyaartoyga ay gacanta ku hayaana u sameynayey caddaalad iyo ciyaaro wacan Sannadkan guushu waa Gabiley Insha Allah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews