berberatoday.com
Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha 7aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga.
October 23, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaanka Xisbiga KULMIYE ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu farriin wargelin ah u dirayaa guud ahaan xubnaha Golaha Dhexe ee cusub ee ka soo baxay shirweynihii 4aad ee xisbiga KULMIYE ee dhawaan ka qabsoomay magaalada Hargeysa.

Wargelintan oo la xidhiidha qabashada shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo hawlaha u diyaargarowgiisa, waxa lagu faahfaahiyey qoraalkan hoos ku lifaaqan oo uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere).

HLKAN KA AKHRI; QORAAL KASOO BAXAY HOGAANKA XISBIGA KULMIYE;

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews