berberatoday.com
Cabdisalaam Sheekh Xasan 10 Qodob Oo Ku Soo Koobaya Xaaladda Gobolka Tigreega, Mustaqbalka TPLF Iyo Halka Uu Ku Dambeyn Doono Dagaalku
November 30, 2020 - Written by admin
Waxa qoray, Cabdisalaam sheekh Xasan
10 Qodob Oo Ku Soo Koobaya Xaaladda Gobolka Tigreega, Mustaqbalka TPLF Iyo Halka Uu Ku Dambeyn Doono Dagaalku
1. Maqale waxaa gacanta ku haya ciidanka dawlada oo ku sugan xaafadaha darifyada magaalada ah .
Cabsi laga qabo in gudaha magaalada Dabin loo dhigay ciidanka awgeed ayay ciidanku gudaha ugalin badhtamaha magaalada.Meelihii laga shakisaa in dabin la dhigay maanta ayaa duqayn cir lala beegsaday.Barri ama barri danbe midkood ciidanku gudaha magaalada ayuu gali doona Laga yaabaa in ay markaas video soo duubaan ama TV yada ka hadlaan.
2. Madaxda TPLF oo kumanaan ciidan ah wata waxay u baxeen tuulooyinka maqale aan ka fogayn oo wali gacanta TPLF ku jira, waxaana muuqata in isku diyaarinayaan dagaal ku dhufoo ka dhaqaaq ah oo mudo socda.(jabhadayn ah)
3. Deegaanka tigreega 85% Dawladda federalkaaa qabsatay waxa soo hadhay ayaa weli gacanta TPLF ku sii jira.
4. Deegaanka tigreegu maadaamu yahay dhul buuralay ah TPLF na ay hub iyo ciidan fara badan haystaaan way adkaan doontaa la dhibkooda la soo afjaro muddo dhow.
5. Magaalada Maqale iyagaa ka baxay ee dagaal loogama saarin,waayo magaalada lagumaba dagaalamin.
6. Awood ahaan jug weyn ayaa gaadhay TPLF,siyaasad ahaana 90% daaqaday ka baxeen lkn haday kabhadaynta mudo wadaan ayagoo dadka mucaaradka ah ee deegaanada kale garabsanaya ay amniga Ethiopia culays ku noqdaan way dhici kartaa in heshiis lala galo loona ogolaado in ay siyasada ku tartami karaan hubkana dhigaan.
7. Dhanka Abiye Ahmed waxaa hubaal ah in dagaalka jabhadaynta ah uu ka halis badan yahay dagaalka tooska ah. Isla markaana qorshayaasha Abiye ay lid ku noqon karaan jabhadda TPLF, iyagoo Amni iyo dhaqaalaha culays weyn ku keeni kara. Sidoo kale jabhadaynta TPLF waxay hoos udhigi doontaa maalqabeenada shisheeye ee maalgashan lahaa Ethiopia.
8. TPLF jabhadayn qudha kuma ekaan doonto ee qaab argagixisonimo ayay udhaqmi doonaan Waxaana dhici karta in magaalooyinka waaweyn qaraxyo waaweyn ka geysgaan.
(Deegaankeena waa muhiim in amniga alla xoojiyo )
9. Axmaaradu waxay hadal hayaan in dastuurka isbadal si degdeg ah loogu sameeyo
TPLF na liiska argagixisada caalamiga ah lagu daro.
(Barri kulanka baarlamaanka Abiye wax badan ayuu banaanka keeni doonaa , waa muhiim kulankaasi isha ku haya.)
10. Abiye aad buu ugu degdegey in shaaciyo in dagaalku dhamaaday isagoo ka cararaya culayska reer galbeedku saareen ee ay dagaalka jooji Dhahreen , TPLF na waxay awoodeeda iskugu geyn doontaa in maalmahan ree galbeedka uxaqiijiso in uusan Abiye dagaalka joojin ayaguna ay isdifaacid ku jiraan si ay ree galbeedka garab uga helaan.
Arinta soo bandhigida duiliyaha ay qabteen
Ee maanta waa mid taas la xidhiidha ooo ree galbeedka lagu tusinayo in uusan Abiye dagaalka joojin wali.
What was written, Cabdisalaam Sheikh Hassan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews