berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Maanta Dib Muqdisho Ugu Mastaafurisay Xildhibaan Mustaf Dhuxulow Oo Shalay Madaarka Hargeysa Lagu Xidhay
November 30, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siuday sheegayaan warar lagu kalsoonyahay Xukumada Somaliland ayaa maanta dib ugu mastaafuris magaalada Muqdisho Xildhibaan Baarlamaanka Somaliya katirsan oo la yidhaa Mustaf Dhuxulaw oo maalintii shalay Madaarka Cigaal ee Hargeysa lagu qabtay laguna xidhay isaga oo damacsanaa inuu Hargeysa kaga qeyb galo shir ay shirkad Jarmali ku qabsan lahayd, lama faahfaahin shirkaas iyo shirkada toona waxase la cadeeyay in dal ku galka ay shirkadaasi usoo saartay Xildhibaanka oo haddana ah Musharax Madaxweyne oo dawlada Somaliya ah. taas bedelkeeda waxa dal ku galkaas diiday haayadaha ku shaqada leh socdaalka kadib markay ogaadeen in ruuxan dal ku galka loo saaray yahay Xildhibaan dawlada Somaliya katirsan goleheeda shacabka.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews