Hogaamiyaha Tigreega Oo Sheegay Halka Uu Joogo, Hanjabaad Culusna Udiray Raysal-wasaaraha Itoobiya.
December 1, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray ee TPLF Debretsion Gebremichael ayaa u Sheegay Wakaalada Wararka ee AP inuu wali ku sugan yahay Agagaarka Magalada Caasimada ah ee Mekele isla markaana uu wali dagaalku socdo, Siina socon doono.