berberatoday.com
Siyaasi Xamse Khayre Oo Ka Hadlay Qaarkamid Ah Goobihii Diwaan Galinta Degmada Wajaale Oo Cilad Farsamo Uxidhan Maalintii Labaad Iyo Fariinta Uu Udiray Komishanka.
December 1, 2020 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Siyaasi Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid ah Masuuliyiinta xisbiga Mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadlay sedex goobood oo kamid xarumihi diwaan galinta magaalada wajaale oo cilado farsamo darteed uxidhan maalintii labaad.

Sidoo kale siyaasi xamse ayaa komishan doorashooyinka ugu baaqay in wax laga qabto islamarkaana dadkii wakhtigu uga dhacay ciladaha goobihii ay iska diwaan galin lahaayeen ee gudaha wajaale in loo sameeyo wakhti dheeraad ah oo ay isku diwaan galiyaan. Dibna u eegaan mudada afarta cisho ah ee ay uqabteen oo aan ku filayn.

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews