berberatoday.com
Waararkii udanbeeyay Dakada cusub ee DP world iyo halkey wax marayaan
December 16, 2020 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeisa(Berbertoday.com):-Waxa wali socda dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo shirkadda DP World ay ku bixisay 400 oo Milyan oo Dollar.
Waxaa sidoo kale la casriyeeyay qalabka iyo adeegga Dekeddii Berbera ee hore u shaqaynaysay oo maamulkeeda shaqo ay gacanta ku Hayso shirkadda DP Word.

Maalgashiga dekedda Berbera oo ay ku bahoobeen Somaliland iyo DPW ayaa waxa sidoo kale saami ku leh dalka Itoobiya.
Siciid Xasan Cabdillaahi oo Somaliland madax uga ah dekeddaha ayaa wariyaha BBC-da ee Hargeysa Sidiiq Burmad uga warramay isbeddelka shaqo iyo dhisme ee dekedda Berbera laga Sameeyay intii ay heshiiska maalgashi la galeen shirkadda DP Word.
“Markii hore waxaannu isticmaali jirnay Maraakiibta wiishash ku yaalla, taasoo marka dabayshu soo dhacdo istaagi jirtay, sababtoo ah Marku Badda ayuu taaggan yahay, markaa wuu luxmayaa, markuu luxmanna dhibaato badan ayaa soo gaadhi jirtay Shaqaalaha oo jira Shaqaale tiro badan oo dhaawacyo ka soo gaadheen, laakiin maanta agab kasta waannu rogi karnaa oo intii DPW iyo Somaliland wax wada yeesheen waxa la keennay Wiishash badan oo 120-ten ah oo dhuuntooddu dheer tahay, oo laba Koonteenner qaaddi karra.
Waxaannu keennay laba taag oo cusub oo jiiddi karra Markab Lixdan kun oo ten ah, waxaanna lacagtaasi bixisay Xukuumadda. Ta labaad waxa hadda meel fiican marraaya qaybta loo yaqaanno Free Zone ee Cashuurraha ka caaggan, taasoo aannu rajaynayno markay dhammaato inay wax wayn ku soo kordhiso Somaliland.” Ayuu yidhi Marreeyaha Dekeddaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi
Loading…
Loading…

Hargeisa(HWN):-Waxa wali socda dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo shirkadda DP World ay ku bixisay 400 oo Milyan oo Dollar.
Waxaa sidoo kale la casriyeeyay qalabka iyo adeegga Dekeddii Berbera ee hore u shaqaynaysay oo maamulkeeda shaqo ay gacanta ku Hayso shirkadda DP Word.

Lis Dairy
Maalgashiga dekedda Berbera oo ay ku bahoobeen Somaliland iyo DPW ayaa waxa sidoo kale saami ku leh dalka Itoobiya.
Siciid Xasan Cabdillaahi oo Somaliland madax uga ah dekeddaha ayaa wariyaha BBC-da ee Hargeysa Sidiiq Burmad uga warramay isbeddelka shaqo iyo dhisme ee dekedda Berbera laga Sameeyay intii ay heshiiska maalgashi la galeen shirkadda DP Word.
“Markii hore waxaannu isticmaali jirnay Maraakiibta wiishash ku yaalla, taasoo marka dabayshu soo dhacdo istaagi jirtay, sababtoo ah Marku Badda ayuu taaggan yahay, markaa wuu luxmayaa, markuu luxmanna dhibaato badan ayaa soo gaadhi jirtay Shaqaalaha oo jira Shaqaale tiro badan oo dhaawacyo ka soo gaadheen, laakiin maanta agab kasta waannu rogi karnaa oo intii DPW iyo Somaliland wax wada yeesheen waxa la keennay Wiishash badan oo 120-ten ah oo dhuuntooddu dheer tahay, oo laba Koonteenner qaaddi karra.
Waxaannu keennay laba taag oo cusub oo jiiddi karra Markab Lixdan kun oo ten ah, waxaanna lacagtaasi bixisay Xukuumadda. Ta labaad waxa hadda meel fiican marraaya qaybta loo yaqaanno Free Zone ee Cashuurraha ka caaggan, taasoo aannu rajaynayno markay dhammaato inay wax wayn ku soo kordhiso Somaliland.” Ayuu yidhi Marreeyaha Dekeddaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi
Loading…
Loading…

ShareThis Copy and Paste

Hargeisa(HWN):-Waxa wali socda dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo shirkadda DP World ay ku bixisay 400 oo Milyan oo Dollar. Waxaa sidoo kale la casriyeeyay qalabka iyo adeegga Dekeddii Berbera ee hore u shaqaynaysay oo maamulkeeda shaqo ay gacanta ku Hayso shirkadda DP Word. Maalgashiga dekedda Berbera oo ay ku bahoobeen Somaliland iyo DPW ayaa waxa sidoo kale saami ku leh dalka Itoobiya. Siciid Xasan Cabdillaahi oo Somaliland madax uga ah dekeddaha ayaa wariyaha BBC-da ee Hargeysa Sidiiq Burmad uga warramay isbeddelka shaqo iyo dhisme ee dekedda Berbera laga Sameeyay intii ay heshiiska maalgashi la galeen shirkadda DP Word. “Markii hore waxaannu isticmaali jirnay Maraakiibta wiishash ku yaalla, taasoo marka dabayshu soo dhacdo istaagi jirtay, sababtoo ah Marku Badda ayuu taaggan yahay, markaa wuu luxmayaa, markuu luxmanna dhibaato badan ayaa soo gaadhi jirtay Shaqaalaha oo jira Shaqaale tiro badan oo dhaawacyo ka soo gaadheen, laakiin maanta agab kasta waannu rogi karnaa oo intii DPW iyo Somaliland wax wada yeesheen waxa la keennay Wiishash badan oo 120-ten ah oo dhuuntooddu dheer tahay, oo laba Koonteenner qaaddi karra. Waxaannu keennay laba taag oo cusub oo jiiddi karra Markab Lixdan kun oo ten ah, waxaanna lacagtaasi bixisay Xukuumadda. Ta labaad waxa hadda meel fiican marraaya qaybta loo yaqaanno Free Zone ee Cashuurraha ka caaggan, taasoo aannu rajaynayno markay dhammaato inay wax wayn ku soo kordhiso Somaliland.” Ayuu yidhi Marreeyaha Dekeddaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi Print Send to your friend Loading… Loading… Copyright © 2002 – 2020 Hadhwanaag Media Network All Rights Reserved. – ILEYS INC. Hargeisa(HWN):-Waxa wali socda dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo shirkadda DP World ay ku bixisay 400 oo Milyan oo Dollar. Waxaa sidoo kale la casriyeeyay qalabka iyo adeegga Dekeddii Berbera ee hore u shaqaynaysay oo maamulkeeda shaqo ay gacanta ku Hayso shirkadda DP Word. Maalgashiga dekedda Berbera oo ay ku bahoobeen Somaliland iyo DPW ayaa waxa sidoo kale saami ku leh dalka Itoobiya. Siciid Xasan Cabdillaahi oo Somaliland madax uga ah dekeddaha ayaa wariyaha BBC-da ee Hargeysa Sidiiq Burmad uga warramay isbeddelka shaqo iyo dhisme ee dekedda Berbera laga Sameeyay intii ay heshiiska maalgashi la galeen shirkadda DP Word. “Markii hore waxaannu isticmaali jirnay Maraakiibta wiishash ku yaalla, taasoo marka dabayshu soo dhacdo istaagi jirtay, sababtoo ah Marku Badda ayuu taaggan yahay, markaa wuu luxmayaa, markuu luxmanna dhibaato badan ayaa soo gaadhi jirtay Shaqaalaha oo jira Shaqaale tiro badan oo dhaawacyo ka soo gaadheen, laakiin maanta agab kasta waannu rogi karnaa oo intii DPW iyo Somaliland wax wada yeesheen waxa la keennay Wiishash badan oo 120-ten ah oo dhuuntooddu dheer tahay, oo laba Koonteenner qaaddi karra. Waxaannu keennay laba taag oo cusub oo jiiddi karra Markab Lixdan kun oo ten ah, waxaanna lacagtaasi bixisay Xukuumadda. Ta labaad waxa hadda meel fiican marraaya qaybta loo yaqaanno Free Zone ee Cashuurraha ka caaggan, taasoo aannu rajaynayno markay dhammaato inay wax wayn ku soo kordhiso Somaliland.” Ayuu yidhi Marreeyaha Dekeddaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillaahi Print Send to your friend Loading… Loading… Copyright © 2002 – 2020 Hadhwanaag Media Network All Rights Reserved. – ILEYS INC. ShareThis Copy and Paste

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews