berberatoday.com
Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Kasoo Horjeestay Ganacsade Kooto Loogu Xidhayo Khudaarta Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi.
January 12, 2021 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Bulshada ku dhaqan dhaqan magaalo Ganacsiyeedka togwajaale uu ku ganacsada gudaha magaalada Ayaa sida fiinta uga qayliyay ganacsade doonaya in kooto loogu xidho khudaarta xuduudka wajaale kazoo gudubta ee laga keeno dalka itoobiya oo ay ka xoogsadaan bolaal muruq maal ah iyogaadiid tiro badan oo ay leeyihiin muwaadiniinta reer Somaliland Kaasi oo mudooyinkii danbe ay ka cabanayeen gadiidlayda iyo muruqmaalha magaaladu.

Sidoo kale Shacabka magaalada wajaale ayaa ganacsade cabdi Yuusuf Aar oo ah ganacasadaha doonaya In gaadiidka itoobiyaanka ah ee khudaarka dalkooda kazoo qaadaa ay Somaliland usoo gudbiyaan islamarkaana meesha kasaaray boqolaalka muruq-maalka ah iyo gaadiidlayda ayay ugu qaabeen in uu faraha kala baxa arimahaasi.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews