berberatoday.com
“Qofka Yidhaa Xukuumadda Muuse Biixi, Tii Siilaanyo Way Ka Musuq-maasuq Yar Tahay, Waa Beenaale Ama Waa War-Moog” Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame,
January 18, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo kamid ah  hal abuura reer somalland ee badi ka hadla xaaladaha dalka iyo toosin xukuumada Somaliland ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga ku sheegay in aanay xukuumada madaxwayne biixi ka musuq maasuq iyo wax lunsi yarayn xukuumadii Axmed Siilaanyo ee ay xilka kala wareegtay.

Sidoo kale Abwaan Weedhsame ayaa dadka aaminsan in xukuumada madaxwayne biixi ka musuq maasuq yar tahay xukuumadii Axmed Siilaanyo Ku tilmaamay kuwo aan waxbadan ogayn oo ay war moog yihiin amaba ay ka been sheegayaa xaqiiqada jirta.

Qoraal uu Abwaan Weedhsame bulshada la wadaagay ayaa bulshada ka dhex abuuray dood baahsan wuxuna udhignaa Sidan;

“Qofka yidhaa ‘Xukuumadda Muuse Biixi tii Siilaanyo way ka Musuqmaasuq yar tahay” Ama Waa Beenaale Ama Waa War-Moog. Edited.Ayuu Yidhi Abwaan Xasan Daahir

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews