Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Sahaminta Shidaalka”Daawo Muuqal
January 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada somalland ayaa ansixiyay xeerka sahaminta shidaalka oo mudo kooban ay ka doodayeen Xildhibaanada ayaa xeerkan ku meelmariyay cod gacan tag ah