Xafiiska Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Hannaankii Loo Maray Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday
January 19, 2021 - Written by admin
Garoowe(Berberatoday.com)-Xafiiska difaaca xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamay hannaankii loo maray in xasaanada lagaga qaado 8 xildhibaan oo katirsan barlamaanka dowlad goboleedka Puntland, kuwaas oo horaantii bishii December ee sanadkii hore xilka laga xayyuubiyay.