berberatoday.com
Mayarka Degmada Berbera Oo Kulan La Qaatay Wefti Kasocda Dalka Ingiriiska
January 21, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha degaanka Degmada Berbera ahna Duqa Degamada Berbera Md. Abdishakuur Mohamoud Hassan ( Ciddin) ayaa kulan la qaatay Ambassadorka u fadhiya dawlada Ingriiska (UK) Somaliland iyo Somalia Mr. Ben Fender iyo Madaxa Xafiiska Dawlada Ingriiska ee Somaliland Mr. Stuart Brown. Kulankan ayaa ahaa kulan qado (Meeting Lunch), Mayorku waxa uu tilaamay tariikhda ka dhaxaysa Somaliland iyo Ingriiska, sidoo kale waxa ay ka wada hadleen sidii loo bilaabi lahaa wada shaqayn toos ah oo ay wada yeeshan dawlada ingriiska iyo maamulka degmada isagoo uga waramay fursadaha maalgashi ee yaala Magalda Berbera.
Safiirka ayaa isna dhankiisa balan qaaday in safiirka bedalayaa uu kula talin doono isla markaan hoosta uga xariiqi doono mudnaanta ay leedahay Magalada Berbera.
Shirka ayaa ku soo idlaaday is afgarad iyo hordhaca wada shaqayneed.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews