berberatoday.com
Safiirka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliya Iyo Madaxa Xafiiska Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Kuliyada Tababarka Ciidanka Booliska Jsl.
January 22, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka dalka Ingiriiska Ufadhiya somaliya oo maalmihii udanbeeyay safar ku jooga caasimada somaliland Amb. Ben Fender oo uu weheliyo Mr Stuart Brown oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Somaliland ee dalka Uk Ayaa maanta booqasho ku tagay Kuliyada tababarka Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland.

Booqashada Safiirka Waxa Ku Wehelinaayay Taliye Ku Xigeenka Kowaad Ee Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdi Xasan Mire.

Safiirku wuxuu Kulan La qaatay Madaxda Sare Ee Kuliyada Oo uu ka waraystay Xaalka Guud Ee Kuliyada, waxayna ugu warbixiyeen Kuliyada Iyo Sida ay u shaqayso Isagoo meel meel u soo indho indheeyay Qaybaha Kala Duwan Ee Kuliyada.

Ugu Dambayntii Safiirka Iyo Waftigiisu Waxay Soo Mareen Saraakiisha Booliska Ee ku Jira Kuliyada Iyagoo Ku Jira Xiisadahoogii waxaanu safiirku  Ku amaanay Sida ay Ciidanka Boolisku u dhismeen Ee ay u yesheen Saraakiil Badan Oo Jaamacadaha Ka Soo Baxay.

Xafiiska Warbaahinta

Ciidanka Booliska JSL

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews