berberatoday.com
“Beesha Guddoomiye Cirro Murrashaxoodii Way Uga Dhaarteen Inuu UCID iska Sharaxo, Abtiyaashayna Sagaal Ayey Ii Keeneen, Wax Garxajis La Yidhaa Ma Jiraan”Faysal Cali Waraabe
March 3, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Beesha Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ay murrashaxoodii uga dhaaratay in ay iska sharaxaan Xisbiga UCID.
Guddoomiye Faysal oo ka hadlayey xaflad lagu soo dhawaynayey Murrashaxiin Xisbigaasi ka tartamaya, ayaa yidhi “Beesha C/raxman-cirro Murashaxiintoodii way uga dhaarteen UCID, Abtiyaashayna Sagaal Murashax Ayay I Keeneen, Marka waxaan idin sheegaya wax Garxajis la yiidhaa oo shaqaynaya ma Jiro, xisbiga Qaran ee la wada leeyahay waa UCID.”
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews