berberatoday.com
Dawlada Hoose Ee Degmada Berbera Oo Daah Furtay Mashruuca Maalgelin Loogu Sameynayo Dhalliyarada Bilaa Shaqada Ah
March 3, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil, Duqa degmedda Berbera iyo xoghayaha Fulinta ayaa maanta si rasmi ah u daah furay Mashruuca Maalgelinta Dhalliyarada Berbera.
mashruucan oo khaas u ah dhallinyarada ka qallin jabisay Jaamacadaha ku yaala magaalada Berbera sida Jaamcadda Culuumta Badda, Jaamacadaha Alfa iyo Golis faracyadooda Berbera, gaar ahaan wuxu mashruucani u khuseeyaa kulliyadaha Kallumaysiga iyo Technoolagiyada iyadoo ay maalgelinaysa dawlada hoose ee degmedda Berbera.
shaacinta mashruucan waxa kasoo qayb galay, masuuliyiin ka kala socday jaamcadahaasi, ardayda badan oo danaynayay mashruuca iyo marti kala duwan.
Maalinta Berri ah ayaa si rasmi ah loo baahin doonaa shuruudaha iyo waxyaabaha laga rabo ardayda soo xaraysanaysa waxaanan ka heli doontaan Barta ay dawlada hoose ku leedahay Facebook.
mashruucan oo tijaabo ah wuxu bilow u yahay mashaariic maalgelineed oo sanadkan 2021 lagu maalgelinayo qaybaha kala duwan ee bulshada Berbera.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews