berberatoday.com
Xukuumada Oo Xabsiga Utaxaabtay Garyaqaan Cabdiraxmaan Tamaandho Oo Dhawaan Ka Hadlay Cabashada Bulshada Caasimadu Ka Muujisay Saacado Wakaalada Biyuhu Ku Amartay In Ay Iibsadaan.
March 3, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa maalintii shalay Xabsiga utaxaabtay Garyaqaan Cabdiraxmaan Maxamuud Afey Oo dhawaan ka hadlay cabashada ay bulshada ku dhaqan caasimada hargaysa ka muujiyeen saacado qaali ah oo wakaalada biyaha hargaysa ku amartay in ay iibsadaan kuna badalaan kuwii hore ee ay isticmaali jireen kaasi oo lagu xidhay xarunta danbi baadhista ee C,I,Dda.

Wararka aanu ka helayno xadhiga garyaqaan cabdiraxmaan maxamuud afey “tamaandho” ayaa la sheegay in ay ka danbaysa dacwad ay wakaalada biyaha hargaysi kazoo gudbiysay.

Majiro wax war ah ay xukuumada iyo ciidanka booliska Somaliland kazoo saareen xadhiga garyaqaan cabdiraxmaan maxamuud afey oo katirsan Qareenada Somaliland ee xafiiska talasom oo maalintii labaad ku xidhan xarunta danbi baadhista

Dhawaan ayay ahayd markii ururka qareenada Somaliland sida fiinta uga qayliyeen xadhiga lala damacsaan garyaqan cabdiraxmaan tamaadho oo ay ku tilmaameen in tahay cabudhin iyo car juuqdhe maadama ay qareenada udoodaan bulshada ubaahan qareeno ku difaaca sharciga islamarkaana aanu jirin danbi uu galay garyaqaanku maadaama uu ka hadlay tabashada dadwaynaha caasimada ee wakaalada biyuhu ku qasbayso saacadaha qaaliga ee aanay jirin sobob wakhti xaadirkan bulshada loogu qasbo in ay iibsadaan xili aanay biyo hagaagsan helin hargaysi

Xadhiga garyaqaan cabdiraxmaan tamaadho ayaa ah mid sharci baalmarsan islamarkaana ka hor imanaysa shuruucda dalka oo muwaadinka udamaanad qaadanaya xoriyad hadalka

HALKAN KA DAAWO WARKII AY WAKAALADU DHIBSATAY EE LAGU XIDHAY GARYAQAANKA;

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews