berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro Oo Soo Dhawayn Layaable Kala Kulmay Shacabka Reer Gabiley Iyo Tiro Musharixiin La Shaacinaayay Uu Xafladooda Kaqeyb Galay
March 4, 2021 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Iyo wafti uu Hogaaminaya  oo maanta magaalada gabiley kaga qaygalay Xaflad lagu shaacinayay musharaxa golaha wakiilada gobolka maroodi jeex Maxamed Cabdilaahi Bookh iyo laba musharax oo usharaxan golaha deegaanka degmada gabiley Oo kala Ah.

1;Abwaan cabdi cali Xirsi Iyo Cabdisalaan sheikh Ismaaciil Xasan  ayaa lagu qaabiley soo dhawayn farxad iyo rajo madaxwayne gabiley taasi oo kumaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada gabiley iyo taageerayaasha musharixiintani ay kusoo dhaweeyay kaantaroolka ilaa hoolka xaflada ay ka qabsoontay.

Gudoomiye ciro iyo waftiga uu hogaaminayay ee xisbiga ayaa halkaasi ka jeediyay hadalo ay kaga dareen celinayaan sooo dhawaynta lagu qaabiley iyo aqbaladi ay xisbi ahaan qaateen sedexdan musharax oo isku beel kasoo jeeda.

Dhanka kale Waxaana iyaguna munaasibad hadalo ka jeediyay cuqaal,waxgarad siyaasiyiin tiro badan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews