berberatoday.com
Xildhibaan Chris Smith Oo Somaliland Ka Dhex Ammaanay Dood Kongreska Maraykanku Ka Yeeshay Doorashooyinka Afrika!
March 4, 2021 - Written by admin

Washington(Berberatoday.com)-Gudida Aqalka hoose ee Baarlamanka Maraykanka u qaabilsan Afrika iyo arimaha

Xuquuqda aadamaha iyo caafimaadka ayaa fadhi ay shalay yeelatay ku qabatay dood iyo  xog-wareysi ku Saabsan doorashooyinka Afrika ,waxaanay xildhibaanadu arintaas su,aalo ka weydinayeen saraakiil ka Tirsan wasaaradda Kharajiga Maraykanka iyo khubaro madaxbanaan oo ku xeel dheer arimaha Afrika.

Warbixinaha la dhageystay ayaa waxa lagaga hadlay doorashooyin ka dhacay dalal badan oo Afrikaan oo Fashilmay iyo saadaalin ku saabsan doorashooyinka la filayo inay sanadkan ku qabsoomaan qaaradda Afrika sida dalka Itoobiya.

Hadaba xildhibaanka laga soo doorto gobolka New Jersey Chris Smith oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga (Republican) ayaa isagu gunaanadki xogwaraysiga waxa uu sheegay in fashilka iyo niyad jabka badan ka Sakow ay Ididiilo Wanaagsani ka muuqato Somaliland oo ku guulaysatay inay qabsato doorashooyin Taxane ah oo qof iyo hal cod ah oo ay ku tartamaan xisbiyo iyadoo walibay ay Somaliland tahay dal aan La aqoonsaneyn.Mr Smith waxa uu xusay in dadka reer U dareeri Doonaan doorashadii baarlamanka iyo Goleyaasha deegaanka 31 May waxaanu sheegay in dadka dareenkoodu ku fooggan yahay loolanka u dhaxeeya Asxaabta iyo murashaxiinta oo qabyaaladii ay ka nasteen.

Sidoo kale Xildhibaanku wuxu reer Somaliland ku booriyey inay sii wadaan geedi socodka dimuqraadiyada iyo ku dhaqanka hanaanka doorashooyinka xorta ee ay iyago yagleesheen..

Ugu dambeyn xildhibaankan ayaa  xukuumadda Maraykanka ku canaantay in habayaraatee aanay wax gacan ah ka geysan daboolista baahiyaha Maaliyadeed ee doorashooyinka Somaliland.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews