berberatoday.com
Al-shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii Xalay Lagu Qaaday Xabsiga Magaalada Boosaaso.
March 5, 2021 - Written by admin
Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu qaaday xabsiga magaalada Boosaaso.
Kooxdu waxay sheegeen in ay xabsiga ka siidaayeen 400 oo ruux oo ay ku jiraan qaar iyaga ka tirsan.
Booliska Puntland na waxay sheegeen in hal askari ku dhintay weerarka, 2 kalena ku dhaawacantay, Boolisku waxay tilmaameen in laga yaabo in qaar kamid ah maxaabiista baxsadeen kolkii weerarku socday, qaar kalena dib loo qabtay.
Ma jiraan ilo madax-bannaan oo xaqiijiyey khasaaraha rasmiga ah, dadka deegaanku waxay sheegeen in ku dhawaad sacaad ay maqlayeen qaraxyo iyo rasaas.
Mohamed Salah

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews