berberatoday.com
“Anigu Noqon Maayo Maayirkii Facebook-ga, Balse Waxaan Ahay Maayirkii Danyarta,Oo Garanaya Halkuu Codkiisu Yaalo”Soltelco.
March 5, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo markale usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa oo la hadlayay bulshada ku ganacsata suuqa gobonimo ayaa sheegay in aanu ahayn maayarkii facebookga oo xusay in ay rag facebookga maayarka ahi jiraan oo halkaasi codka raadinaya balse uu yahay maayarkii danyarta islamarkaana garanaya halkii codkiisu yaalo

Sidoo kale maayar soltelco ayaa sheegay in uu codka ku doonaya wixii uu qabtay mudadii uu maayarka ahaa wixii dhimana uu doonaya in uu qabto.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews