berberatoday.com
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni Oo Ku Labisan Direyska Ciidamada Ayaa Ka Dagay Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.
March 5, 2021 - Written by admin
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni Oo Ku Labisan Direyska Ciidamada Ayaa Ka Dagay Garoonka Diyaaradaha Boosaaso. waxaana aad loo adkeeyay amaanka magaalada| Madaxweynaha ayaa utagay Boosaaso sidii uu wax uga ogaan lahaa xogta weerarkii xalay ay Al-shabaab ku qaaday Xabsiga Dhexe ee Boosaaso |
Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bari Gaashaanle Sare Xusen Cali Maxamuud oo warbaahinta lahadlay ayaa shegay in weerarkaasi uu ku dhintay hal askari 2 kalena ay ku dhaawacmeen.
Dad badan ayaa baraha bulshada kaga faalooday weerarkii xalay lagu qaaday xabsiga waxayna codsadeen in Dawladu qaadato mas’uuliyadeeda laguna xisaabtamo wixii dhacay.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews