berberatoday.com
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Xil Umagacabay Guddoomiyihii Hore Ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee SOLJA
April 8, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaarad ka ah ee Waddani, ayaa xogeeyaha Warfaafinta ee xisbiga Waddani u magacabay Guddomiyihii hore ee ururka Saxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jamac (Xuuto).

Xuuto oo markii hore u taagnaa musharax golaha wakiilada ah, ayaa sheegay in ay ku cuslaatay in uu hankiisa musharaxnimo sii wato madama oo musharixii ay isku sidkanaayeen uu ka tanaasulay musharaxnimadiisii.

Maxamuud Cabdi Jamac (Xuuto)

Maxamuud Cabdi Jamac (Xuuto)

“Madama oo reer walba laga rabay in ay keenaan laba musharax oo isku sidkan oo u kala sharaxan golaha Deegaanka iyo Wakiilada, musharixii aanu wada soconayna ka tanasulay musharax nimadisi waxa igu adkatay in aan sii wado” ayuu yidhi Xuuto.

“Kadibna waxanu xisbiga isku afgaranay in aan noqdo xogeeyaha warfaafinta, halkaasi oo aan kasii wadi karo hankayga siyaasadeed” ayuu Xuuto hadalkiisa sii raaciyay.

Jagada xoghayahay warfaafinta ee xisbiga Waddani, waxa hore u soo qabtay qoraa Boobe Yusuf Ducaale iyo Prof: Ismaaciil Hurre Buubaa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews