Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha Iyo Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!
April 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Waxay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama Astaantii musharraxiinta golaha Wakiiladda Iyo Deeganka.
Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xisbigiiba 20 Astamood leeyahay. 20 astaamod ayuu dhamaan 6 gobol u Qaybinaya misharraxiintiisa uga sharaxan gobol kasta.
Golayaasha deegaanka ayaa noqonaya lambaro ay sedex xisbi u kala qaateen Ucid 1 Kulmiye 2 Wadani 3 halka golaha wakiilada ay noqonayaan Astaamo
HALKAN KA AKHRI ASTAAMAHA IYO SIDA AY XISBIYADA UKALA QAATEEN ASTAAMAHA;