berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Munaasibada Ciidal Fidriga Hambalyo Udiray Shacabka Somaliland
May 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Waxaa uu Shucuubta Islaamka Iyo Shacbiga Somaliland Ku Hambalyeeyay Munaasibadda Ciidul Fidri.
Gudoomiyaha ayaa ilaahay ka baryay in uu acmaashi wanagsanayd ee Bisha Ramadaan innaga aqbalo.
Dhinaca kale, Gudoomiyaha ayaa Xusay in Bishan May ay tahay bil kulmisay, Ramadaan, Ciid, Xuska 18-may Iyo Doorasho.
Waxaanu Rabbi ka rajeeyay in guul uu inoogu dhameeyo, dhamaan arrimaha muhiimka ah ee Bishan ku kulmay.
Ugu dambayn, Gudoomiyuhu wuxuu carrabka ku adkeeyay, Nabadda, Waxaanu sheegay in Nabaddu ku yartahay Caalamul Islaam, waxaanu Bulshada ugu baaqay in ay isu naxariistaan, Is Xidhiidhiyaan, si Ilaahay ugu Naxariisto.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews