berberatoday.com
Dhismaha Dekedda Maydh Ee Gobolka Sanaag Oo Sirasmiya Loo Bilaabay”Daawo Muuqaal
May 15, 2021 - Written by admin

Maydh(Berberatoday.com)-Waxaa maanta si rasmi ah loo bilaabay bilowga dhismaha cusub ee Dekedda degmada Maydh ee gobolka Sanaag.

Waxaana munaasibad lagu daah-furayay bilowga shaqada dhismaha dekedda degmada Maydh ka qaybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Yurub Abiib Cabdi.

Sidoo kale, waxa ka soo qayb galay munaasibadda loo qabtay daah furka shaqada dekedda degmada Maydh masuuliyiinta gobolka Sanaag, ka degmada Ceerigaabo, masuuliyiin ka socotay wasaaradda Xannaanadda Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga,madax ka socotay shirkadda dhisaysa Dekedda, bulshadda degmada Maydh, hawl wadeeno ka socday Kalluumaysatada dekeda Maydh iyo marti sharaf kale oo tiro badan.

Berberatoday.com

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews