Falanqaynta; Caqabadaha Horyaala Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa!
June 18, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha deeganka caasimada hargaysa yaa maanta doortay maayar iyo maayar kuxigeen cusub ee hogaamin doona golaha dhawaan la doortay oo ka kooban 17xildhibaan
Hadaba caqabado nooceeya ayaa horyaala golaha cusub ee deegaanka caasimada hargaysa.