berberatoday.com
Madaxweynaha Cusub Ee Iran Oo Si Adag Uga Hadlay Arrimaha Nukliyeerka
June 22, 2021 - Written by admin

Tehran(Berberatoday.com)-Madaxweynaha la doortay ee Iiraan, Ebrahim Raisi, ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee 2015 aanu xaddidi doonin siyaasadda arrimaha dibadda ee Iiraan. Shir jaraa’id oo uu qabtay, ayuu Raisi ku sheegay in danaha dadka Iiraan aan lagu xidhi doonin heshiiskaas.

Wuxuu sidoo kale ku adkeystay in barnaamijka hubka ee Iiraan “aanu gorgortan Gelin”.

Heshiiska nukliyeerka, ayaa qarka u saarmay inuu burburo tan iyo markii Mareykanka uu iskaga baxay islamarkaana uu cunna qabateyn ku soo rogay Iiraan saddex sano kahor.

Raisi, oo ah wadaad mayal adag oo Shiico ah islamarkaana madax ka ah garsoorka Iiraan, ayaa waxay aad isugu dhow yihiin Hoggaamiyaha Ruuxiga Ayatollah Ali Khamenei.

Waaxanu Raisi ku guuleystay doorashadii Jimcihii ka dhacday dalka Iiraan isgaoo helay 62% wareeggii hore ee codbixinta.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews