Golaha Guurtida Somaliland Oo Gudiyo U Saaray Xeerka Furista Ururada Siyaasada Iyo Xeerar Kale!
June 23, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir-guddoonka golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta Gudiyo u saaray xeerarka kala ah xeerka Liisamada Ganacsiga, Xeerka Furista Ururada Siyaasada iyo Xeerka Shaqaalaha Dawladda.