berberatoday.com
Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridka Oo Shaaciyay Xubnaha Ay Uxusheen Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland
June 23, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaridka ah ee wadani iyo Ucid Oo doorashadii daka dhawaan ka dhacday helay kuraasida ugu badan ee golayaasha deegaanka iyo wakiilada jamhuuriyada Somaliland islamarkaana samaystay isbahaysi taasi oo ay hore ugu guulaysteen badi maayarada magaalooyiinka ugu waawayn dalka.

Hogaanka xisbiyada mucaaridka oo ay weheliyaan xildhibaanada golaha wakiilada ee uga soo baxay gobolada dalka ayaa maanta sirasmi ah ushaaciyay xubnaha umatali doona shir gudoonka golaha wakiilada kuwaasi oo gudoomiyaha golaha qaatay xisbiga wadani halka labada kuxigeenada uuu qatay xisbiga ucid oo soo xulay laba xildhibaan oo kazoo kala jeeda gobolada sanaag iyo awdal halka wadani uu cabdirasaaq khaliif oo kazoo jeeda gobolka soo usoo xulay shir gudoonka golaha wakiilada

Kulan  oo isbahaysiga mucaaridku ku yeesheen magaalada hargaysa ayaa laga shaaciyay magacyada sedexda xubnoo ee noqon doona shir gudoonka golaha madashaasi oo ay fadhiyeen aqlabiyada golaha wakiilada ee labada xisbi heleen oo ka kooban 52xildhibaan wallow aan la ogayn tirade xubnaha ka maqnaa shirkan.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews