berberatoday.com
“Hadii Qabyaalada Iyo Musuq Maasuqa Codka La Kala Iibsanyo, Ay Xun Dhur Unoqdaan Somaliland In Ay Dhaawac Ku Tahay Dimuqraadiyada”Prof Samater.
June 24, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Axmed Ismaaciil Samater oo caawa ka Qaybgalay dood lagaga hadlay doorashooyinkii isku sidkanaa ee Dalka Dhacay Ayaa ka hadlay sidii ay xisbiyada mucaaridku uga Badiyeen xisbi xaakimka kulmiye oo badi ay kaga guulaysteen Kuraasida golayaasha deganka iyo wakiilada.

Sidoo kale prof samater ayaa xisbiga kulmiye usoo jeediyay in Uu aqbalo guuldarada soo gaadhay,

Dhanka kale prof ayaa ka hadlay hirdanka loogu jiro shir Gudoonka golaha wakiilada ee xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada oo uu sheegay in ay muuqato in shir gudoonka golaha hantiyeen mucaaridku,

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews